Wasiir Cawad oo ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeeray Wasiir Monica Juma

Wasiirka arrimaha dibedda Xukuumada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa ka hadlay kulankii maanta magaalada Nairobi ku yeesheen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya. Waxa uu sheegay Wasiir Cawad in kulanka labada Madaxweyne looga hadlay arimo muhiim ah ay kamid ahaayeen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo soo celin lahaa xiriirkii diblumaasiyadeed oo mad madow ku jiray … Continue reading Wasiir Cawad oo ka Jawaabay Hadalkii kasoo yeeray Wasiir Monica Juma